Friday, March 6, 2015
Today from Wacaal Media:  _

Tacsi: Cali-Saciid Jaamac Dheere oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Muqdisho, Wacaal Media

tac1

Allaha u naxariistee waxaa loo tacsiyeeynayaa qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Cali-Saciid Jaamac Dheere oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Dhamaan reer Jaamac Dheere iyo Caruurtii uu ka geeriyooday Marxuumka ayaa waxaa eebbe looga beryeyaa inuu samir iyo iimaan uu ka siiyo isagana uu Janadii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo.

Aamiin……………………….Aamiin………………………….Aamiin

 

 

 

Wacaal Media

Wacaalmedia@hotmail.com

10 Comments

  • allaha u raxmado cali siciid jaamac dheere ehelkiisiina ilaahay haka samir siiyo aamiin

  • allaha unaxariisto ader ali siciid jamac dhere janadiisa allaha kawaraabiyo fardowso aamiin aamiin

  • Inna Lillaahi wa-innaa Ileehi Raajicuun.
    Angiga oo Abdullaahi Maxamed Barre (BA-BAD), gaar ahaan Aabe Maxamed Barre BA-BAD,
    Hooyo Faadumo Warsame. waxaan Tacsi u diraynaa dhammaan reer Jaamca dheere, qaraabada iyo elehka meel walba oo ay kala joogaan. Marxuum Cali -saciid Jaamac dheere, waxaan Eebbe uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo. Aamin Aamin

  • Maxamuud C/laahi

    allaha u naxariisto adeer cali nuur famiilkiisiina ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo waxaan ilaahay uga beryeynaa janadii fardooso ahayd

  • innaa lilaahi waa innaa ilahayhi raajicuun ilaahay ayaa oofsaday cali saciid waxaan rabbi uga tuugayaa inuu dambigiisa dhaafo eheladiisii iyo reer jaamac dheere uu samir iyo iimaan uu ka siiyo, naf kastaana waa ay dhadhaminaysaa geerida waana xaq ilaahoow isaga iyo inta kale ee dhimatayba u naxariiso

  • dhamaan ehelkii uu ka geeriyooday sanmir ilaahay haka siiyo isagana ilaahay ha ugu bishaareeyo janatul fardowsa aamiin yaa alaah

  • Family shiikh cumar

    Ilaahey naxariistiisa hasiiyo c/siciid jaamac dheere ehelkiisii iyo qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo aaaaaamiiiiiiiin

  • Inaa lilahi wa inaa ilayhi rajicun
    ilaahey ha unaxriisto janatul fardowsana
    haka waraabiyo eheledii uu katageyna samar haka siiiyo
    iyo dhamaanteen aamiin amin amiin

    li

Leave a Reply



nine × = 45