Tuesday, July 7, 2015
Today from Wacaal Media:  _

Tacsi: Caaqil Axmed Sheekh Aaden oo ku geeriyooday Minneapolis

Minneapolis-Wacaal Media

Allaha u Naxariistee waxaa Magaaladda Mineapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Caaqil Axmed Sheekh Aaden.

Dhamaan ehlada & Qaraabadda waxaa looga Tacsiyaynayaa geeridda Marxuumka, Isna eebbe waxaa loo beryayaa inuu Janadii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo.

Marxuumku wuxuu kami ahaa Odoyaasha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

 

 

 

Wacaal Media

Wacaalmedia@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply



3 × two =