Wednesday, January 18, 2017
Today from Wacaal Media:  _

Guuleed Oo War Kasoo Saarey Abaaraha

Cabdikariin-Xuseen-Guuleed-1

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay dib ugu laabtay Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ka hadlay Abaaraha ka jira Degaanadaasi.

Waxa uu sheegay guud ahaan Dalka, gaar ahaan Degaanada Galmudug in ay ka jiraan Abaaro aad u daran oo dadka, duunyada iyo degaanka intaba saameeyay.

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa shacbaka Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha Galmudug waxa uu ka codsaday in ay gar gaar la soo gaaraan walaalahooda dhibaateysan.

Leave a Reply



6 + = eight