Tuesday, February 21, 2017
Today from Wacaal Media:  _

Jawaari Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

deg-deg1117

Waxaa xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, waxaana guuleystay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Waxaa codeysay 259, waxaana xumaaday Labo cod, iyadoo lagu kala baxay wareeggii Kowaad ee doorashada.

Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa sida codadka loo kala helay:

  1. Xildhibaan Cabdifitaax Maxamed Ibrahim  17 cod
  2. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig 97 cod
  3. Xildhibaan Idirs Cabdi Takar 2 cod
  4. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari 141 cod

 

Dhamman musharraxiintii laga guuleystay ayaa u hambalyeeyay  Jawaari, sheegayna iney ku qaneen sida ay wax u dhaceen.

 

Leave a Reply



× four = 32