Tuesday, February 21, 2017
Today from Wacaal Media:  _
You are here: Home » Sawirro You are browsing entries filed in "Sawirro"

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Gaarey Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Gaarey Gaalkacyo

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxa uu ka degan Ra’iisul wasaaraha dhanka Puntland, halkaasi oo si aad ah loogu soo dhoweeyey, wuxuuna u gudbi doonaa dhanka Galmudug oo uu kasoo wadi doono madaxweynaha Galmudug. […]

November 12, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Ururka NUSOJ Oo Doortay Hoggaan Cusub

Ururka NUSOJ Oo Doortay Hoggaan Cusub

(Wacaal Media) Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa  Caawa  Guddoomiyaha Ururkaasi U doortay Mahir Jaamac Aadan  Iyadoo  sidoo kalena Ay   Xoghayaha Ururka U Doorteen Maxamed Ibraahim Mucalimuu, kadib markii uu Tanaasulay Musharaxii la Tartamayay Cali Baashi C/llaahi Cabdi. Wariye Mucalimuu ayaa mudo ku dhaw Toban Sano u shaqeynayay Laanta Afka […]

May 18, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweyne Xasan Oo Warqado Aqoonsi Ka Guddoomay Danjirayaasha Koonfuur Korea iyo Switzerland

Madaxweyne Xasan Oo Warqado Aqoonsi Ka Guddoomay Danjirayaasha Koonfuur Korea iyo Switzerland

(Wacaal Media)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjireyaasha dalalka Jamhuuriyadda Korea (Koonfuur Korea) iyo Xiriirka Federaalka Switzerland. Waxaa uu ugu horeyn Madaxweynaha uu warqadaha ka gudddoomaya Danjirha Jamhuuriyadda Korea , Mr Young Dae Kwon. Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka […]

May 18, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Sacuudiga oo loo haysto weerarradii New York iyo Washington 2001-dii

Sacuudiga oo loo haysto weerarradii  New York iyo Washington 2001-dii

(Wacaal Media)  Senate-ka Mareykanka ayaa meel mariyay sharci u ogolaanaya ehelada dadkii ku dhintay weerarradii magaalooyinka New York iyo Washington lagu qaaday 11-kii September 2001-dii, in ay maxkamad geeyaan dowladda Sacuudi Carabiya. Dowladda Sacuudiga ayaa horay ugu hanjabtay in ay balaayiin dollar oo u taalla Mareykanka la baxayso, haddii uu […]

May 18, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Fatma Samba Diouf Samoura, Oo Loo Magacaabay Xoghayaha Guud ee FIFA.

Fatma Samba Diouf Samoura, Oo Loo Magacaabay Xoghayaha Guud ee FIFA.

(Wacaal Media) Guddiga kubadda cagta FIFA, ayaa u magacaabay Fatma Samba Diouf Samoura oo u dhalatay dalka Senegal inay noqotay xoghayaha guud ee ururkaas. Ms Samoura oo muddo 21 sano Qaramada Midoobay ka soo shaqeysay, waxay hadda aheyd isku xiraha arrimaha bani’aadamnimada iyo wakiilka UNDP u jooga Nigeria. Magacaabisteeda ayuu […]

May 14, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Dowladda DFS, Siyaasiyiin, Madax dhaqameed & Madax ka socotay Maamuladda dalka ayaa ka qayb galay aaska Ugaas Ciise (Sawirro+VIDEO)

Dowladda DFS, Siyaasiyiin, Madax dhaqameed & Madax ka socotay Maamuladda dalka ayaa ka qayb galay aaska Ugaas Ciise (Sawirro+VIDEO)

Caabudwaaq (Wacaal Media) Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta lagu Asay Allaha u naxariistee Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo ahaa ugaaska beesha Mareexaan ee gobolka Galgaduud. Aaska Ugaska waxaa ka qeybgalay Boqor Burhaan Boqor Muuse, Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi, Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle, Ra’iisul wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon […]

May 11, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Maxamed Cabdirisaaq oo ku dhawaaqay Musharax Madaxweyne 2016

Sawirro: Maxamed Cabdirisaaq oo ku dhawaaqay Musharax Madaxweyne 2016

Muqdisho (Wacaal Media)  Maxamed Cabdirisaaq oo ahaan jiray Agaasimihii Guud ee hay’ada NDI ayaa maanta uga dhawaaqay Muqdisho Musharaxnimadiisa xilka nadaweyne ee doorashada 2016-ka dhacaysa Dalka. Murashaxan ayaa hadda ah Asaasaha iyo Agaasimaha Hay’ada Somali One oo ka caawinta Soomaaliya sidii u heli lahayd Nabadeynta, Xasilloonida, Isla-xisaabtan iyo ka shaqaynta […]

May 6, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Faarax Baashi Faarax Jirac oo loo Caleemo-Saaray Caaqil (Sawirro)

Faarax Baashi Faarax Jirac oo loo Caleemo-Saaray Caaqil (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media)  Munaasabad si weyn looga soo qayb galay oo lagu caleemo saarayay Caaqil Faarax Baashi Faarax Jirac ayaa Maantay Jimcihii lagu qabtay Hotel Saxafi ee Magaaladda Muqdisho. Caleemo saarka Caaqilka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala gedisan ee Bulshadda, iyadoo siyaabo kala gadisan dadkii Munaasabadda kasoo qayb galay […]

May 6, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro-Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Gadiid Dagaal Oo Ay Ka Kaxaysteen Laanta Buuro.

Sawirro-Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Gadiid Dagaal Oo Ay Ka Kaxaysteen Laanta Buuro.

Laanta Buuro (Wacaal Media)-Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gaadiid Dagaal oo ay sheegeen in ay ku qabsadeen Dagaalkii Habeen hore ka dhacay Degaanka Laanta Buuro Ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkii ka dhacay Degaanka Laanta-buuro ee hoosyimaada Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Al-shabaab waxaa ay sheegeen in ay ku […]

March 22, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Xidhiidhka Kubada Cagta Puntland Oo Shaaciyey Natiijada Tababarkii Macalimiinta Iyo Garsoorayaasha.

Xidhiidhka Kubada Cagta Puntland Oo Shaaciyey Natiijada Tababarkii Macalimiinta Iyo Garsoorayaasha.

Garoowe (Wacaal Media)-Xidhiidhka kubada cagta ee puntland ayaa 6dii bisha marso magaalada garoowe waxa ay tababaro uga fureen garsoorayaal iyo macalimiin ay tiradoodu dhantahy 35 xubnood isla markaasna kakala socdey dhamaan gobolada puntland.  Akhri           Tan iyo markii la magcaabay xidhiidhka kubada cagta puntland 12-12-2015 waa […]

March 12, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Haweeney La Dadab Gashay Wiilkeedii Maxkamada Horteedana Ka Sheegtay Inay Uleedahay Uur Lix Bilood Ah Iyo Sababta.

Haweeney La Dadab Gashay Wiilkeedii Maxkamada Horteedana Ka Sheegtay Inay Uleedahay Uur Lix Bilood Ah Iyo Sababta.

Harare (Wacaal Media)-Dalka Zimbabwe oo ka tirsan Qaaradda Afrika waxa ka dhacay sheeko yaab leh, markii hooyo 40 sanno jir ah ay go’aansatey inay guursato wiil ay dhashay oo 23 jir ah. Waxaa la yiraahdaa Magaceeda Betty Mbereko Mwenezi, waxaana ay daaha ka rogtay inay uur lix bilood ah u […]

February 24, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Dagaal Ku Dhex Maray Al-Shabaab Iyo Ciidamada Ethopia Ee AMISON Gobolka Bay.

Dagaal Ku Dhex Maray Al-Shabaab Iyo Ciidamada Ethopia Ee AMISON Gobolka Bay.

Bay (Wacaal Media)-Dagaal khasaaro geystay ayaa ka dhacay duleedka garoonka diyaaradaha ee Bali-doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo Alshabaab ka tirsan iyo ciidamada dowlada Ethiopia ee qeybta ka ah AMISOM. Dagaalka oo shalay dhacay ayaa waxaa kasoo baxaya faahfaahino dheeraad ah, waxaana tirada dagaalka ku dhimatay […]

February 23, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Jira Xabsi Ku Yaal Hindiya.

Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Jira Xabsi Ku Yaal Hindiya.

Mumbai (Wacaal Media)-Dhalinyaro ka badan 100 qof oo tan iyo sanadkii 2011-ka ku xirnaa dalka India, loona heysto burcad badeednimo ayaa lagu soo waramayaa inay ku jiraan xaalado nolol xumo, kuwaasi oo qaarkood lagu wado in maanta la maxkamadeeyo. Sacdiyo Maxamuud Xuseen oo la dhalatay mid ka mid ah wiilasha […]

February 22, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Raysalwasaare Sharmaarke ”Soomaaliya Iyo Ciraaq Waxa Ka Dhexeeya Xidhiidh Soo Jireen ah.

Sawirro: Raysalwasaare Sharmaarke ”Soomaaliya Iyo Ciraaq Waxa Ka Dhexeeya Xidhiidh Soo Jireen ah.

Muqdisho (Wacaal-Media)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii hore ee Ciraaq hadana ah Madaxweyne ku xigeenka dalkaas Mudane Iyaad Calaawi iyo wafdi uu horkacayo oo maanta booqasho hal maalin ah ku yimid Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare […]

February 10, 2016 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Furay Shirka Maamuladda Heer Degmo iyo Gobol

Sawirro: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Furay Shirka Maamuladda Heer Degmo iyo Gobol

Garoowe (Wacaal Media)  Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdixakiin Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe ka furay shirweyne looga hadlayey Iswaafajinta qorshayaasha maamulada Heer gobol iyo mid degmo ee Puntland. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Puntland Siciid Faarax Maxamuud oo kahadlay […]

December 31, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo shiray Wasiirka Arrimaah Dibadda ee Dowladda Itoobiya (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland oo shiray Wasiirka Arrimaah Dibadda ee Dowladda Itoobiya (Sawirro)

ADIS ABABA (Wacaal Media)  Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Adis-baba ee xarunta dalka Itoobiya kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Dr.Tedros Adhanom. Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kulanka kadib dowladda Itoobiya ku ammaanay kaalinta ay ciidankeedu ka qaateen […]

December 31, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

PHOTO NEWS: Shir Weynihii Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya oo Caawa soo idlaaday

PHOTO NEWS: Shir Weynihii Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya oo Caawa soo idlaaday

Muqdisho (Wacaal Media) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka qayb galay shirkii madasha wadatashiga qaran ee geeddi socodka hannaanka doorashooyinka 2016-ka oo maanta kusoo xirmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa kasoo baxay 7 qodob oo gun dhiggoodu ahaa sidii waddanku hore ugu socon lahaa isla mar […]

December 16, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Kumaan Kun oo qof oo kasoo qayb galay aaska wariyihii Ruug Cadaagga ahaa ee Ahmed Darwesh (Sawirro)

Kumaan Kun oo qof oo kasoo qayb galay aaska wariyihii Ruug Cadaagga ahaa ee Ahmed Darwesh (Sawirro)

Mombasa (Wacaal Media) Wariyihii Ruug-cadaagga ahaa ee Telefishinka KTN-Kenya, Ahmed Darwesh oo xalay ku geeriyooday Magaaladda Nairobi ayaa Maantay lagu aasay Magaaladda Mombasa ee gobolka xeebta ee dalkaasi. Axmed ”Daru” Darwesh wuxuu muddo dheer ahaa wariye wararka kasoo jeediya Telefishinka KTN, isagoo wararka ku sii dayn jiray afka Kiswaahiligga, si […]

December 15, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Wasiir Diini oo Talooyin Dhinaca Ammaanka ah Siiyey Kalluumaysatada Muqdisho ka Dib Dhacdadii Ayraboorka

Sawirro: Wasiir Diini oo Talooyin Dhinaca Ammaanka ah Siiyey Kalluumaysatada Muqdisho ka Dib Dhacdadii Ayraboorka

Muqdisho (Wacaal Media) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow  ayaa galabta ku booqday xeebta Liido dhalinyaro Soomaaliyeed oo ay rasaas ku fureen Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM,  kadib markii ay ku soo dhawaadeen xeebta garoonka . Wasiirka […]

December 15, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo ka shiray horumarinta dhalinyarada (SAWIRRO)

Dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo ka shiray horumarinta dhalinyarada (SAWIRRO)

Kismaayo (Wacaal Media) Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga dowladda Soomaaliya, Max’ed C/laahi Xasan oo ay wehlinayeen wasiirrada dhalinyarada iyo isboortiga dowlad gobleedyada Puntland, Galmudug iyo Koonfur gableed iyo weliba xubno ka socday xiriirka olombikada Soomaaliya ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ayagoo yeeshay kulan ay uga hadlayeen […]

December 14, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Madaxweyne Maxamuud “Madasha Wadatashiga Qaran waa fursad shacabku ku go’aaminayaan Mustaqbalkooda siyaasadeed’’

Sawirro: Madaxweyne Maxamuud “Madasha Wadatashiga Qaran waa fursad shacabku ku go’aaminayaan Mustaqbalkooda siyaasadeed’’

Muqdisho (Wacaal Media)  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamin doono nooca doorasho ee uu dalka yeelanayo sannadka 2016-ka. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgaley madaxda maamullada gobollada ee Jubba, Galmudug, Puntland , Koonfuur […]

December 13, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Wasiir Cawke oo Muqdisho ku booqday Dhaawacyadii laga Keenay Waqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)

Wasiir Cawke oo Muqdisho ku booqday Dhaawacyadii laga Keenay Waqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media)  Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke iyo masuliyiin  uu hoggaanayo ayaa maanta oo jimce ah booqday Cusbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku suganyihiin dadkii dhaawacyadu kasoo gaareen shaqaaqooyinki dhowaan kadhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Masuuliyiintaas oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Shaqada […]

December 11, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Puntland & Dawladda DFS oo beeniyey in lakala fuquuqay Dhaawacyadii laga keenay Gaalkacyo

Sawirro: Puntland & Dawladda DFS oo beeniyey in lakala fuquuqay Dhaawacyadii laga keenay Gaalkacyo

Muqdisho (Wacaal Media)  Wasiirka Caafimaadka  Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed  iyo Wasriika Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta Dec-11-2015 markale booqday Cusbitalka Digfeer  isla markaasina xog-waraystay Agaasimaha Guud ee Cusbitalka iyo Dhakhtarka Qalliinka ayaa  si wada jir ah uga warbixiyey  hadallo maalman lagu buun buuninayey baraha ay […]

December 11, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Akadeemiye goboleedka Af-Soomaaliga oo Tababar la xiriira Horumarinta Afka Hooyo u qabatay Arday

Sawirro: Akadeemiye goboleedka Af-Soomaaliga oo Tababar la xiriira Horumarinta Afka Hooyo u qabatay Arday

Muqdisho (Wacaal Media) Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa maanta daah furtay tababbar ku saabsan tayaynta hal abuurka ku qoran afka hooyo oo loo qabtay arday ka kala socotay dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho. Munaasabad lagu daah furayay tababbarka la xiriira tayaynta hal abuurka ku qoran […]

December 11, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Dr. Faroole oo qado sharaf Garowe ugu sameeyay Drs. Maryan Qaasim, Si weyna u amaanay (Sawirro+Video)

Dr. Faroole oo qado sharaf Garowe ugu sameeyay Drs. Maryan Qaasim, Si weyna u amaanay (Sawirro+Video)

Garowe (Wacaal Media) – Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta waxa uu hoygiisa oo ku yaal Magaalada Garowe, martiqaad ugu sameeyay Wasiirkii hore ee Adeega Bulshada ee Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim. Madaxweyne  Faroole, oo ka hadlay kulanka uu la yeeshay Mss Qaasim ayaa waxa uu […]

December 2, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Galmudug oo 9 Maxbuus oo ay dagaalkii uga qabsatay Puntland ku wareejisay Raiisul Wasaare Cumar (Heshiiska qodobada+Sawiro)

Galmudug oo 9 Maxbuus oo ay dagaalkii uga qabsatay Puntland ku wareejisay Raiisul Wasaare Cumar (Heshiiska qodobada+Sawiro)

Gaalkacyo (Wacaal Media) –  Iyadoo ay Magaaladda Gaalkacyo ay isugu tageen wufuud ka socota dowladda dhexe ee Somalia iyo Maamuladda hoos yimaadda oo u tagay halkaasi joojinta colaadda u dhaxeysa labadda Maamul ee Puntland & Galmudug ayaa Maantay Koonfurta Magaaladda Gaalkacyo waxaa ku kulmay Raiisul wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid iyo […]

November 30, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Shariif Xasan Shiikh oo Gaalkacyo kula kumey C/kariim Xuseen (Sawiro)

Shariif Xasan Shiikh oo Gaalkacyo kula kumey C/kariim Xuseen (Sawiro)

Gaalkacyo (Wacaal Media) – Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Federaalka iyo Xildhibaanno ayaa caawa kulan kula qaatay Koonfurta Gaalkacyo Madaxwaynaha Galmudug Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed. Waxaana ay ka wada hadleen daminta xiisadda ka taagan degmada Gaalkacyo ee u dhexeysa Galmudug […]

November 29, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Macasalaameeyay Danjire Nicholas Kay (Sawirro+Video)

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Macasalaameeyay Danjire Nicholas Kay (Sawirro+Video)

Kismaayo (Wacaal Media) –  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gurga martida oo laga dhisay nawaaxiga dekedda Kismaayo waxa uu maanta ku qaabilay wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Nicklos Kay oo maanta soo gaaray magaalada Kismaayo. Labada masuul ayaa muddo badan wada qaatay wadahal iyo aftan maadaama uu saaxada […]

November 22, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Wafdiga Dowlada ee xaqiiqo raadinta Soohdinta Somalia & Kenya oo Meesha ka saaray in Kenya ku soo xad-gudubtay Soohdinta Soomaaliya

Sawirro: Wafdiga Dowlada ee xaqiiqo raadinta Soohdinta Somalia & Kenya oo Meesha ka saaray in Kenya ku soo xad-gudubtay Soohdinta Soomaaliya

Muqdisho (Wacaal Media) – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo ka kooban Guddiyada Baarlamaanka ee Difaaca, Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha iyo Guddigga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka saraakiil iyo Khubaro, xubno ka socday Maamulka Jubbaland oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa booqasho […]

November 18, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro+Video: Suldaan Cartan Xaaji Jimcaale oo aaskiisa si weyn looga soo qayb galay (Sawiradda Duugta)

Sawirro+Video: Suldaan Cartan Xaaji Jimcaale oo aaskiisa si weyn looga soo qayb galay (Sawiradda Duugta)

Kismaayo (Wacaal Media) –  Suldaan Cartan Xaaji Jimcaale oo ahaa issinka ugu facaweyn issimada Jubbaland ahaana Suldaanka Beesha Awrtable ee Goboladda Jubbooyinka oo maalinimadii shalay ku geeriyooday Magaaladda Kismaayo ayaa si weyn looga soo qayb galay duugtiissa. Suldaanka ayaa kamid ahaa waxgaradka samaanta ku caan baxay, wuuna xanuunsanayay Mudooyinkaan dame. Suldaanka […]

November 18, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawiro: Shirki Madasha Wadatashiga Qaran oo Kafurmay Kismaayo

Sawiro: Shirki Madasha Wadatashiga Qaran oo Kafurmay Kismaayo

Muqdisho (Wacaal Media) – Magaalada Kismaayo  ayaa maanta waxaa si rasmi ah ugu furmay shirka Madasha wadatashiga Qaran ee looga arrinsanayo nooca ay noqoneyso doorashada la filayo in dalkeena Hooyo ay ka dhacdo 2016-ka, iyadoo ay ka qeyb galeen qeybaha kale duwan ee bulshada magaaladaasi. madasha shirkani uu ka dhacayo […]

November 16, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawiro: Shirkii wadatashiga hanaanka doorashada 2016 heerkiisii Dowlad Goboledyada oo ka Furmay Cadaado

Sawiro: Shirkii wadatashiga hanaanka doorashada 2016 heerkiisii Dowlad Goboledyada oo ka Furmay Cadaado

Cadaado (Wacaal Media) –  Magaaladda Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug waxaa Maantay ka furmay shirweynihii koowaad oo loogaga hadlayo Geedi socodka Shirkii wadatashiga hanaanka doorashooda 2016 heerkiisii Dowlad Goboleedyadda. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiiro katirsan xukuumadda federaalka ah ee Somalia, Masuuliyiin ka socday qaar kamid ah […]

November 15, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Dhimashadda Weerarka Paris oo Gaartay 153 qof, Daacish-na waxay sheegatay Masuuliyadda weerarka

Dhimashadda Weerarka Paris oo Gaartay 153 qof, Daacish-na waxay sheegatay Masuuliyadda weerarka

Paris (Wacaal Media) -Qasaaraha dhimashada ee weerarka Paris waxa ay gaartay 153 qof, 180 dhaawac oo 80 xaaladoodu ay aad u liidato, sida dowladdu sheegtay. Bulshada Muslimiinta ah ee ku nool Faransiiska ayaa waxa ay cambaareeyeen weerarada Paris. Halka Kooxda isku magacawda Dawlda Islaamiga ISIS ay sheegatay weerarka Paris , iyagoo […]

November 14, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaale oo Shaqaalaha dowladda Hoose ee Caasimadda kala qayb qaatay Olole Nadaafadeed (Sawirro)

Madaale oo Shaqaalaha dowladda Hoose ee Caasimadda kala qayb qaatay Olole Nadaafadeed (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) –  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maantay ka qayb qaatay Olole nadaafad ah oo ka dhacay qaybo kamid ah Magaaladda Muqdisho. Gudoomiyaha ayaa Ugu Baaqay Shaqaalaha Dowladda Hoose ee magaaaladda Muqdisho in Maalin Kasta oo Jimca Ah ka qeyb qaataan Nadaafada Magalaadda. Sidoo […]

November 13, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Nairobi: Bangiga Adduunka oo soo bandhigay Maanta Warbixin la xiriirta dhaqaalaha Somalia (SAWIRRO)

Nairobi: Bangiga Adduunka oo soo bandhigay Maanta Warbixin la xiriirta dhaqaalaha Somalia (SAWIRRO)

Nairobi (Wacaal Media) – Bangiga adduunka ayaa maanta ku soo bandhigay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, warbixin uu dhawaan ka qoray dhaqaalaha Soomaaliya oo ciwaan looga dhigay “Isbedelka Dhaqaalaha oo dhacaayo iyadoo haliso ay jiraan”. Warbixinta oo ka kooban labo qeybood, ayaa diirada waxaa si gaar ah loogu saaray xiriirka Maaliyadeed […]

November 12, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Xukuumadda Somalia oo ansaxisay heshiiska iskaashi Caafimaad oo dhex mara Somalia & Turki (Sawiro)

Xukuumadda Somalia oo ansaxisay heshiiska iskaashi Caafimaad oo dhex mara Somalia & Turki (Sawiro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Maxamed Cumar Carte, waxaana lagu ansixiyay heshiis u dhexeeya Dawladda Soomaaliya iyo Dawladda Turkiga oo ku saabsan iskaashi dhanka Caafimaadka ee labada dal. Ugu horeyn Golaha Wasiirada […]

November 12, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

BOOSAASO: Golis oo 171 arday ka qaadaysa Imtixaan (SAWIRRO)

BOOSAASO: Golis oo 171 arday ka qaadaysa Imtixaan (SAWIRRO)

Boosaaso (Wacaal Media) -Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis,ayaa Imtixaan ay ku xulanayso shaqaale cusub oo ay qaadanayso shirkaddu ka qaaday Arday gaaraya 171-qof,waxaana Imtixaan lagu kala saarayo Ardayda uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Bariga Afrika ee Boosaaso. Dadka laga qaaday Imtixaanka ee u tartamaya shaqooyinka bannaan ayaa ah dhalinyaro Aqoonyahan ah […]

November 11, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Guddoomiyaha Jaamacadda Islaamic Online Dr. Bilal Philibs oo khudbad u jeediyey ardayda Jaamacadda Bariga Afrika ee Boosaaso (SAWIRADDA)

Guddoomiyaha Jaamacadda Islaamic Online Dr. Bilal Philibs oo khudbad u jeediyey ardayda Jaamacadda Bariga Afrika ee Boosaaso (SAWIRADDA)

Boosaaso (Wacaal Media) – Guddoomiyaha Jaamacadda Islaamic Online Dr. Bilal Philibs ayaa markii ugu horaysay Safar ku yimi Puntland,ka dib markii uu caasumaad iyo mati gelin ka helay maamulka Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaaladda Boosaaso. Dr. Bilal Philibs oo booqday Jaamcadda Bariga Afrika,ayaa Ardayda u jeediyay Khudbad ku saabsan doorka Ardayga Muslimka […]

November 9, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Kusimaha Raiisul Wasaaraha oo Xafiiska ku qaabilay Wafdi kasocday dowladda Sweden (Sawirro)

Kusimaha Raiisul Wasaaraha oo Xafiiska ku qaabilay Wafdi kasocday dowladda Sweden (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday Dawladda Sweden oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Sweden Isabella Lovin, Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya, saraakiil sare sare oo ka socotay G7+ oo ah […]

November 9, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Xaashi & Gaas oo Madaxtooyadda ku shiray Doorashadii Kadib (Sawirro)

Xaashi & Gaas oo Madaxtooyadda ku shiray Doorashadii Kadib (Sawirro)

Garoowe (Wacaal Media) – Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ayaa  madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo Saacado kahor la doortay. Madaxweynaha ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in doorashadii maanta ee Baaralamaanka ay u dhacdo si cad oo muuqata, islamarkaana ay […]

November 9, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo Maamul cusub u Magacaabay Gobolka Mudug

Madaxweynaha Galmudug oo Maamul cusub u Magacaabay Gobolka Mudug

Gaalkacyo (Wacaal Media) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug iyo ku-xigeenadiisa. Guddoomiyaha cusub ee gobalka Mudug ayaa loo magacaabay Cabdirashiid Xaashi Cartan halka Cabdi Xuseen Sheikh Ahmed loo magacaabay Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Siyaasada iyo Amniga ee gobolka. Dhanka kale, Axmed Maxamed Shire ayaa isna […]

November 8, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

AUN Xildhibaan Maxamed Gurxan oo Maanta lagu duugay Qubuuraha Isbitalka Madiina Muqdisho (Sawiro)

AUN Xildhibaan Maxamed Gurxan oo Maanta lagu duugay Qubuuraha Isbitalka Madiina Muqdisho (Sawiro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum Maxamed Axmed Gurxan oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho. Waxana aaska Marxuumka ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte. Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee […]

November 8, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

SAWIRRO: Raiisul wasaare Cumar C/rashiid & Danjire Jamaal Xassan oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

SAWIRRO: Raiisul wasaare Cumar C/rashiid & Danjire Jamaal Xassan oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Nairobi (Wacaal Media) – Raiisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Somalia, Cumar Cabdirashiid Cali ayaa Maantay dhagax-dhigay dib u dayactir lagu samaynayo dhismaha safaaradda Somalia ay ku leedahay dalka Kenya. Dhismaha safaaradda ee dib u dayactirka lagu samaynayo waxaa goob joog ka ahaa kaso-koow Raiisul wasaaraha, Wasiiro katirsan xukuumadda Somalia oo […]

November 7, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

PHOTO NEWS: Booqashadii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tagay Xeryaha Xaqootigga Dhadhaab

PHOTO NEWS: Booqashadii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tagay Xeryaha Xaqootigga Dhadhaab

Nairobi (Wacaal Media) – Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Raisul wasaaraha xukumada federaalka ee Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali ayaa booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Wafdiga Raiisul wasaaraha waxaa ka mid ah Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed islaam (Axmed madoobe), Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya,  Wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka, wasiirka […]

November 6, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu amaanay Caawinta Cabdinajiib Hiirad Saciid (Is-bedelka C/najiib Sawirro)

Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu amaanay Caawinta Cabdinajiib Hiirad Saciid (Is-bedelka C/najiib Sawirro)

Boosaaso (Wacaal Media) -Cabdinajiib Hiirad Saciid waa 13 sano jir Soomaali ah oo ku noolaa Tuuladda Yalha oo aan wax badan ka fogayn Magaaladda Boosaaso kuna taalla Laamigga. Sanadii 2009-kii Alshabaabka ka dagaalama Buuraha Galgala ayaa xili ah soo weeraray Yalha waxayna bam gacmeed kusoo tuureen Tuuladda, dadkii ay waxyeeladdu […]

November 6, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Jen. Xaamud oo Kigali Kula shiray Madaxa Booliiska Aduunka (Sawirro)

Jen. Xaamud oo Kigali Kula shiray Madaxa Booliiska Aduunka (Sawirro)

Kigali (Wacaal Media) – Taliyaha Ciidanka Booliiska Somalia,  Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda kula kulmay Xog-hayaha Guud ee Ururka Booliiska Adduunka (Interpol) Mr. Jűgen Stock. Labada Mas’uul oo ay si wada jir ah uga qeyb galayan shirka Interpol ee ka socda Kigali ayaa kulankooda […]

November 5, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

M/weynaha Jubbaland oo Nairobi kula kulmay Wakiilka Dawladda Maraykanka ee Somalia (Sawirro)

M/weynaha Jubbaland oo Nairobi kula kulmay Wakiilka Dawladda Maraykanka ee Somalia (Sawirro)

Nairobi (Wacaal Media) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Wakiilka Dawlada Maraykanka u fadhiya Soomaaliya David Kaeuper, Madaxweyne Madoobe  ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa dalka Kenya. Axmed Maxamed Islaam iyo Wakiilka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo ay ugu muhiimsan yihiin Amaanka, […]

November 4, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Waxqabadka Xukuumadda Puntland ee Gobolka Mudug

Sawirro: Waxqabadka Xukuumadda Puntland ee Gobolka Mudug

Gaalkacyo (Wacaal Media) – Maalin Talaado ah- 11-8-2015 ayey aheyd markii uu Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ka ambabaxeen Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ,iyagoona ku sii jeeday Gobalka Mudug ee Puntland oo ay safar shaqo ugu baxeen. Wefdiga Madaxweynaha oo ka koobnaa […]

November 4, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

SAWIRRO: Madaxweyne Siilaanyo: Cidna kama yeelayno in Ammaanka Somaliland Waxyeello Loo Geysato

SAWIRRO: Madaxweyne Siilaanyo: Cidna kama yeelayno in Ammaanka Somaliland Waxyeello Loo Geysato

Muqdisho (Wacaal Media) – Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta ka qayb-galay xuska sannad-guuradda 22-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii ciidamada booliiska Somaliland. Xaflad ballaaran oo ay kasoo qayb-galeen madaxweynaha, golaha wasiirada, xildhibaanno, madax-dhqameedka, taliyeyaasha booliiska iyo marti-sharaf kale, iyadoo halkaas lagu soo bandhigay ruwaayad ka hadlaysay wax-qabadka ciidanka booliiska iyo […]

November 3, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Wasiir Diini: “Gen Dhegabadan wuxuu ahaa Muwaadin Duruuf adag ugu soo shaqeeyey dalkiisa Hooyo”

Wasiir Diini: “Gen Dhegabadan wuxuu ahaa Muwaadin Duruuf adag ugu soo shaqeeyey dalkiisa  Hooyo”

Muqdisho (Wacaal Media) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh  Cali Diini, ayaa maanta ka qeyb galay aas Qaran oo loo sameeyey Abaanduulihii hore ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed Marxuum C/kariin Yuusuf Aaden (Dhegabadan) oo gelinkii danbe ee maanta lagu aasay deegaanka Xeraale ee Waqooyiga Galgaduud, waxana ka hor intii an […]

November 2, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay Safiiradda Britain ee Somalia una Mahadceliyay (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay Safiiradda Britain ee Somalia una Mahadceliyay (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed  Sareeye Gaas Jen. Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula yeeshan xarunta Safaaradda Great Britain ee magaalada Muqdisho  Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriett Mathews. Waxaana ay ka wada hadleen taageerada ay Boqortooyada Ingiriisku  siiso Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed. Iyadoo ay isku afgarteen […]

November 2, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Jen. Dhegabadan oo lagu aasay Xeraale Gobolka Galgaduud aas qarana loo sameeyay (Sawirro)

Jen. Dhegabadan oo lagu aasay Xeraale Gobolka Galgaduud aas qarana loo sameeyay (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee Meydka Alle ha u naxariistee Abaanduulahii hore ee Ciidamada xoogga dalka Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan) oo shalay ku geeriyooday weerarkii Hotel Saxafi. Meydka Marxuum Dhega-badan ayaa […]

November 2, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Wararkii ugu dameeyay: Ciidamadda Ammaanka dowladda oo la wareegay gacan ku hayanta HOTEL SAXAFI

Wararkii ugu dameeyay: Ciidamadda Ammaanka dowladda oo la wareegay gacan ku hayanta HOTEL SAXAFI

Muqdisho (Wacaal Media) – Ciidamada ammaanka dowladda ayaa sheegay inay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta Hotel Saxafi oo ay saakay weeraR culu ay ku qaadeen Xarakada Alshabaab, War goor dhoweyd  lagu soo qoray barta Twitter-ka ee Hey’adda Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Ciidamada loo yaqaano […]

November 1, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

SAWIRRO: Alshabaab oo sheegatay Mas’uuliyada weerarka Hotel Saxafi

SAWIRRO: Alshabaab oo sheegatay Mas’uuliyada weerarka Hotel Saxafi

Muqdisho (Wacaal Media) – Ugu yaraan 12-qof ayaa ku geeriyooday, in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ay saakay ku qaadeen dhismaha Hotel Saxafi oo ku yaalla isgoyska lambar afar ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa ku billowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiya ayaa […]

November 1, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Guddiga Masjidka Kadiim ee Baladxaawo oo Codsadey in laga qeyb qaato dhamaystirka Dhimaha Masjidka oo maraya Gebo Gebo

Sawirro: Guddiga Masjidka Kadiim ee Baladxaawo oo Codsadey in laga qeyb qaato dhamaystirka Dhimaha Masjidka oo maraya Gebo Gebo

Belad-xaawo (Wacaal Media) – Guddiga dhismaha Masjidka Khadiim ee Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegeen dhismaha Masjidkaasi oo dhowaan dhismahiisu uu u gudbey qeybahii ugu dambeeyey sida in la saaro Dabaq si uu u qaado Tiro ka badan inta hadda ku tukata ayaa Baaq Codsi oo ay soo saareen waxay kaga Codsadeen. […]

October 31, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Taliyaha Ciidamadda X.D.S “Tababarada Ciidamadu wa astaan muujinaysa Dib-u-dhiska Ciidanka”

Sawirro: Taliyaha Ciidamadda X.D.S “Tababarada Ciidamadu wa astaan muujinaysa Dib-u-dhiska Ciidanka”

Muqdisho (Wacaal Media) – Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo tababarro ay uga socdaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxana uu taliyuhu kormeeray dhammaan qeybaha kala duwan ee xerada ay ciidamaddu tababarka […]

October 31, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweyne Gaas oo Maanta Xariga Ka jaray Mashaariic Muhim u ah Magaaladda Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweyne Gaas oo Maanta Xariga Ka jaray Mashaariic Muhim u ah Magaaladda Gaalkacyo (Sawirro)

Gaalkacyo (Wacaal Media) – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-10-2015 xariga kajaray mashaariic horumarineed oo ka hirgalay muddo kooban magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug-Puntland. Ugu horeyn madaxweynaha ayaa xariga kajaray wado isku xirta laamiga iyo xabsiga weyn ee magaalada Gaalkacyo oo looga […]

October 31, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Dowladda Somalia & Puntland oo shir uga qayb galay Capte Town (Sawirro)

Dowladda Somalia & Puntland oo shir uga qayb galay Capte Town (Sawirro)

Cape Town (Wacaal Media) – Magaaladda Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir looga hadlayay Shidaalka Afrika oo ay kasoo qayb galeen dowlado tiro badan. Shirka oo ah mid caalami ah isla markaana ay kasoo qeyb galeen shirkadaha sahminta, shidaalka wasaaradaha badroolka iyo macdanta wadamada afrika iyo […]

October 31, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawiro: Carmo: Tababar loo soo xiray Ciidamo katirsan Bilayska Puntland

Sawiro: Carmo: Tababar loo soo xiray Ciidamo katirsan Bilayska Puntland

Boosaaso (Wacaal Media) – Kulliyadda Tababarka Ciidanka ee Carmo ayaa maanta tababar loogu soo xiray Ciidan boolis ah oo muddo tababar ku qaaday kulliyada degmada Carmo ee gobolka Bari. Xiritaanka Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay Taliska Booliska Puntland, maamulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso, saraakiil, fanaaniin, bahda Saxaafada iyo qeybaha […]

October 30, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro Beeraha Garowe: Barnaamij ka hadlaya beeraha Quruxda Badan

Sawirro Beeraha Garowe: Barnaamij ka hadlaya beeraha Quruxda Badan

Garoowe (Wacaal Media) – Muwaadin lagu magacaabo Xasan Cabdullaahi Xasan (Dooyow) oo ah ganacsade ka yimid dalka dibadiisa ayaa maanta magaalada Garowe kusoo bandhigay barnaamij ku saabsan beeraleyda casriga ah ee Afrika. Barnaamijkaan ayaa lagu soo  bandhigay beero ka kooban noocayada kala duwan ee Khudrada oo loo beeray hab casri oo […]

October 30, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Ergay ka socda Madaxweynaha Somalia oo warqad uu siday gaarsiiyay Saldanadda Cumaan (Sawirro)

Ergay ka socda Madaxweynaha Somalia oo warqad uu siday gaarsiiyay Saldanadda Cumaan (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Ergay lagu magacaabo Daa’uud Maxamed Cumar oo ah la-taliyaha madaxwaynaha arrimaha khayraadka dabiiciga gaaray dalka Cumaan, waxaana safarkiisa ku wehliyey Ibraahim Raage Maxamed. Ergayga ayaa siday warqad ka socota Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Somalia kuna socota Suldaanka Saladana Cumaan, waxaa gagida diyaaradaha ee magaalada MASQAD ku […]

October 29, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo lagu qabtay xuska 92-guuradii kasoo wareegtay xoriyadda Turki (Sawiro)

Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo lagu qabtay xuska 92-guuradii kasoo wareegtay xoriyadda Turki (Sawiro)

Muqdisho (Wacaal Media) -Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta xorriyadda dalka Turkiga oo ku asteysan 29-ka Octobar  ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaaqri”  Raiisulwasaare Cumar Cabdirashiid. wasiirro, xildhibaanno iyo xubno ka socday ururada bulshada Rayidka ah. Munaasabadda xuska 92 […]

October 29, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Golaha Xukuumadda oo Meel-mariyay Miisaaniyadda dowladda ee 2016 (Sawirro)

Golaha Xukuumadda oo Meel-mariyay Miisaaniyadda dowladda ee 2016 (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyada oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin soo gudbin Miisaaniyad sanadeedka 2016, iyo xog uruurin ay soo sameeyeen xubno ka tirsan […]

October 29, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Xasan Muungaab oo la sagootiyay, Kuna dar-daarmay in lala shaqeeyo Maamulka lamagacaabay (Sawirro)

Xasan Muungaab oo la sagootiyay, Kuna dar-daarmay in lala shaqeeyo Maamulka lamagacaabay (Sawirro)

Muqdisho (Wacaal Media) – Kulan lagu sagootinayay guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ay ka qayb-galeen inta badan mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne kala duwan. Qaar ka mid ah Ka qeybgalayaasha Kulanka oo hadlay ayaa Ku amaanay Muungaab […]

October 29, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Shirkii India & Afrika oo Furmay, Afrika-na waxaa loo balan qaaday Lix Boqol oo Milyan oo doolar (Sawirro)

Shirkii India & Afrika oo Furmay, Afrika-na waxaa loo balan qaaday Lix Boqol oo Milyan oo doolar (Sawirro)

New Delh (Wacaal Media) – Shir-madaxeedkii dalalka Afrika iyo India ayaa ka furmay maanta magaalada New Delhi ee xarunta dalka Hindiya, iyadoo ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo kaga dhawaaqay shirka inuu dalalka Afrika ku caawinayo 600 oo Milyan oo doollarka Mareykanka. Madaxda Afrika ee ka qayb gashay shirka waxaa kamid […]

October 29, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Madaxweynaha Somalia & Wafdi la socda oo India uga qayb galaya Shirka India-Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia & Wafdi la socda oo India uga qayb galaya Shirka India-Afrika (Sawirro)

New Delh (Wacaal Media) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya,  Cabdisalaan Hadliye Cumar iyo Safiirka Soomaaliya u Joogta dalka Hindiya Marwo Ladan Saalax ayaa gaaray dalka India, iyadoo garoonka New Delhi ay ku soo dhaweeyeen […]

October 28, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Sawirro: Wasaaradda Caafimaadka oo Magaalada Boosaaso ka qaybisay Marakaneecooyin Daawaysan

Sawirro: Wasaaradda Caafimaadka oo Magaalada Boosaaso ka qaybisay Marakaneecooyin Daawaysan

Boosaaso (Wacaal Media) – Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta daahfurtay barnaamijka qeybinta Marakaneecooyinka daaweysan taasoo xili walba sanadkan la bilaabo. Xaflad lagu daahfurayey oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa waxaa ka qeybgalay Madax ka tirsan  Wasaaradda, maamulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso, qaar kamid ah hay’adaha Caafimaadka iyo qeybaha […]

October 28, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »

Suldaan Cabdiqani Qorane oo lagu Caleemo Saaray Baligga Qardhaas ee Gobolka Mudug (Warbixin+Sawirro)

Suldaan Cabdiqani Qorane oo lagu Caleemo Saaray Baligga Qardhaas ee Gobolka Mudug (Warbixin+Sawirro)

Xarfo (Wacaal Media) – Xaflad Ballaaran oo lagu caleemo saarayay Suldaan Sh. Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa maanta ka dhacay Bali qardhaas oo ku yaal Duleedka Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Xaflada Caleemo saarka ayaa siwayn waxaa uga soo qaybgalay, Madaxda ugu saraysa Dalwadda Puntland, Isimo, Culimo, & waliba sidoo kale siyaasiyiin, […]

October 28, 2015 | Posted in Sawirro| Read More »