Sunday, March 26, 2017
Today from Wacaal Media:  _
You are here: Home » Tacsi You are browsing entries filed in "Tacsi"

Masuuliyiin ka tacsiyeeyay geeridii AUN marxuum Maxamed Abshir Waldo

Muqdisho, Wacaal Media Wasiir Daauud C/kariim Shiikh Cumar Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf Mudane Xasan Abshir Farax Ganacsade Xaaji Maxamed Yaasin Mudane Yaasiin Maxamed Takhtar Dr. Maxamed Aaden Yusuf (Dhagaweyne) Cabdideeq Aaden Dheere Eng. Maxauud Aaden Dheere Dhamaan Reer AadenDheere Dhamaan Reer Xaaji Diiriye Xirsi Dhuko Ganacsade Bile Warsame Saalax Mudane […]

March 7, 2016 | Posted in Tacsi| Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax shirdoon iyo marwadiisa oo ka tacsiyeeyay geeridii AUN Marxuum Maxamed Abshir Waldo

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax shirdoon iyo marwadiisa oo ka tacsiyeeyay geeridii AUN Marxuum Maxamed Abshir Waldo

Dubai, Wacaal Media, Raiisul Wasaare Hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Marwadiisa Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid aqoonyahan Maxamed Abshir Waldo Ex- Raiisul Waaaare Saacid oo aqoon dheer u lahaa Marxuumka ayaa geeridiisa ku sifeeyay xiddig ka galbaday guud ahaan shacabka Soomaliyeed iyo mandaqadaba. Md […]

March 7, 2016 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Tacsi iyo Taariikh kooban oo ku saabsan marxuun Maxamed A. Waldo

Tacsi: Tacsi iyo Taariikh kooban oo ku saabsan marxuun Maxamed A. Waldo

Eebbe ha u naxariistee waxaa xalay magaaalada Nairobi ku geeriyooday Maxamed Abshir Yusuf Waldo oo ahaa rug cadaa saxaafadeed, ganacsade, qoraaa iyo samafale waxbadan u soo shaqeeyay shacabka Soomaaliyeed. Eebbe naxariitii Janno ha Siiyee Maxamed Abshir Walde waxaa uu ka qalin Jebiyay Jaamacada Columbia qeybta Warbaahinta Sannadkii 1968-dii waxaa uu […]

March 6, 2016 | Posted in Tacsi| Read More »

TACSI: Hooyo Ruqiyo Maxamed Barre oo ku geeriyootay Magaalada Garowe

TACSI: Hooyo Ruqiyo Maxamed Barre oo ku geeriyootay Magaalada Garowe

Muqdisho (Wacaal Media) –  Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun: Marxuumad Ruqiyo Maxamed Barre oo ku geeriyootay Magaaladda Garoowe. Dhamaan eheladda, qaraabadda iyo qoyska oo dhan waxaa looga tacsiyaynayaa geeriida ku timid allaha u naxariistee Hooyo Ruqiyo Maxamed Barre oo caawa ku geeriyootay Magaaladda Garoowe. Ilmo Khaliif Cabdulle Gaabo (Cabdi […]

November 22, 2015 | Posted in Tacsi| Read More »

TACSI: Iliinbe Maxamed Faarax

TACSI: Iliinbe Maxamed Faarax

TACSI: Hargaysa (Wacaal Media)  Allaha u naxariistee waxaa Magaaladda Hargaysa ee Somaliland ku geeriyooday Iliinbe Maxamed Faarax Aaden. Dhamaan Qoyska Reer Faarax Aaden guud ahaan iyo gaar ahaan qoyska Reer Maxamed Faarax Aaden waxaa looga tacsiyaynayaa geeriida ku timid allaha u naxariistee Marxuumka. Waxaa Fariimo Tacsi ah nasoo gaarsiiyay: Mudane […]

October 21, 2015 | Posted in Tacsi| Read More »

TACSI: Geeri Naxdin badan: Diiriye Cabdiraxmaan Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Wadanka Mareykanka

TACSI: Geeri Naxdin badan: Diiriye Cabdiraxmaan Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Wadanka Mareykanka

Boston (Wacaal Media) Innaa Lilaahi waa Inaa Ilayhi Raajicuun waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday Maantay oo ay taariikhdu tahay 09-08-2015-ka Diiriye Cabdiraxmaan Nuur Xirsi oo ahaa aqoon yahan kana mid ahaa Madaxda Sarsare ee Shirkadda DELL ee dalka Mareykanka. Diiriye wuxuu ahaa nin karti badan, ehelnimadda yaqaan isla mar ahaan […]

August 9, 2015 | Posted in Tacsi| Read More »

Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay aaska marxuumad Aamino Abiib

Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay aaska marxuumad Aamino Abiib

Garoowe, Wacaal Media Waxaa galabta aas loo dhanyahay magaalada Garoowe loogu sameeyaya Eebe ha u raxmee marxuumad Aamino Abiib oo ahayd xaaskii madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo u geeriyootay xabad uu riday wiilkeeda Cumar Cabdiraxmaan. Aaska marxuumada waxaa  ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Puntland ku xigeenkiisa, Gudoomiyaha Baarlamaanka […]

April 9, 2015 | Posted in Tacsi| Read More »

Sawirro: Marxuum danjire Bari Bari oo galabta lagu aasay Garoowe.

Sawirro: Marxuum danjire Bari Bari oo galabta lagu aasay Garoowe.

Garoowe, Wacaal Media. Eebbe Jannadii haka waraabiyee waxaa galabta lagu aasay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland marxuum danjire Yusuuf Bari Bari, waxaana naxashka meydka Muddisho kasoo raacay wafti heersare ah oo iskugu jira golayaasha xukuumada iyo ehelka marxuumka. Garoonka Garoowe-na waxaa ku sugayay inta badan madaxda Puntland iyo shacab fara […]

March 29, 2015 | Posted in Tacsi| Read More »

Raiisul wasaare Cumar C/rashiid & Masuuliyiin kale oo ka tacsiyeeyay geerida Guuleed Maxamed Siyaad

Muqdisho-Wacaal Media Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid allaha u naxariistee, Guuleed Maxamed Siyaad Barre oo geeriyooday shalay. Fariin tacsi ah oo laga soo saaray Xafiiska Raiisul wasaaraha ayaa lagu sheegay sidatan: “Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun, geeridu waa […]

December 30, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Howl-wadeenadda Wacaal.com oo ka tacsiyaynaya geerida AUN Silver

Howl-wadeenadda Wacaal.com oo ka tacsiyaynaya geerida AUN Silver

Gaalkacyo-Wacaal Media   Allaha u naxariistee waxaa Caawa lagu dilay Magaaladda Gaalkacyo, Cabdirasaaq Cali Cabdi (Silver) oo kamid ahaa wariyayaasha ka howl-galla Magaaladaasi. Cabdirasaaq waxaa Madaxa ka toogtay laba nin oo Baaskoolado ku hubaysan isagoo ku sii jeeday Xaafadiisa oo ku taalay dhinaca waqooyi ee Magaaladda Gaalkacyo. Wuxuu ahaa nin […]

November 18, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Siyaasi Cabdi Xuseen Axmed

Tacsi: Siyaasi Cabdi Xuseen Axmed

Muqdisho-Wacaal Media TACSI: LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY ALLAHA U NAXARIISTO SIYAASI CABDI XUSEEN AXMED.   Dadka Tacsida Diraya:Gaashaanle Sarre Cumar Qaasim Mayle Siyaasi Cabdullaahi Wehliye Caadle Siyaasi Maxamuud Diiriye Maxamed Ex-xildhibaan Xabiibo Nuur GeediGudoomiye Yuusuf Cabdi Cabdulle Siyaasi Saciid Hagar Camaloow Ex Gudoomiye Fu’aad Axmed Hiloowle Axmed Yuusuf […]

November 17, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Raiisul wasaare Cabdiweli Sheekh & Madaxweynaha Puntland oo tacsi ka diray geerida Ugaas Axmed

Muqdisho-Wacaal Media Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliyeed, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo maanta […]

November 9, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Xaaji Awees Diindawaaq

Jowhar-Wacaal Media TACSI Allaha u naxariistee Xaaji Aways Cismaan Diindawaaq oo ku geeriyooday Magaaladda Jowhar.   Dadka Tacsida Diraya: Gaashaanle Sarre Cumar Qaasim Mayle  Siyaasi Cabdullaahi Wehliye Caadle  Siyaasi Maxamuud Diiriye Maxamed   Ex-xildhibaan Xabiibo Nuur Gendi Gudoomiye Yuusuf Cabdi Cabdulle  Siyaasi Saciid Hagar Camaloow  Ex Gudoomiye Fu’aad Axmed Hiloowle  Axmed […]

October 17, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Hooyo Ardo Bulaale Warsame oo ku geeriyootay Garoowe

Tacsi: Hooyo Ardo Bulaale Warsame oo ku geeriyootay Garoowe

Innaa Lilaahi waa Innaa Ilahayhi Raajicuun: Dhamaan Reer Xassan Jaamac Gaadakeen, Reer Bulaale Warsame iyo guud ahaan ehelka oo dhan waxaanu uga tacsiyaynaynaa geeridii naxdinta badnayd ee ku timid Allaha u naxariistee Hooyo Ardo Bulaale Warsame oo ku geeriyootay Magaaladda Garoowe. Waxaa dhambaal-kaan Tacsida ah aanu si gaar ahaaneed u […]

October 13, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Sheekh Axmed Cabdi Madoobe oo ku geeriyooday Magaalada Boosaaso

Sheekh Axmed Cabdi Madoobe oo ku geeriyooday Magaalada Boosaaso

Boosaaso-Wacaal Media Allaha u naxariistee Waxaa Magaaladda Boosaaso Maalinimadii Isniinta ku geeriyooday Sheekh Axmed Cabdi Maxamuud (Madoobe) oo ahaa wadaad Diinta Faafiya isla mar ahaan taasna ka shaqeeya Samafalka. Sheekh Axmed Cabdi ayaa ka mid ahaa aasaasayaashii hay’adda TADAMUN, wuxuuna ka mid ahaa Gudigeedda sare, isagoona muddo kasoo shaqaynayey, sidoo […]

September 23, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Max’ud Axmed Maamaale oo ku geeriyooday dalka Netherland

The Hague-Wacaal Media Innaa Lillaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun. Geeri naxdin leh, allaha u naxariistee waxaa dalka Netherland ku geeriyooday habeenimadii Sabtida ee 20-kii Bishaan Maxamuud Axmed Xasan (Maamaale). Dhamaan ehladii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud waxaanu eebbe uga beryaynaa inuu samir & Iimaan uu eebbe ka […]

September 20, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Madaxda Ciidamadda & Saraakiishii hore ee dowladda oo Tacsi ka diray Geerida Jen Max’ed Xuseen Daauud

Nairobi-Wacaal Media Waxaa wali nasoo gaaraya Fariimo Tacsi ah oo la gaarsiinayo ehelkii uu ka geeriyooday  Jen Maxamed Xuseen Daa’uud (Xiirane). Saraakiil ay kamid yihiin Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Sareeye Guud Jenaraal Maxamed Cali Samatar. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Jenaraal Daahir Aaden Cilmi (Indha Qarsho) Abaanduulaha Ciidanka […]

September 14, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Sareeye Gaas Jenaraal Maxamed Xuseen Daa’uud (Xiirane) oo ku geeriyooday Columbus Mareykanka

Sareeye Gaas Jenaraal Maxamed Xuseen Daa’uud (Xiirane) oo ku geeriyooday Columbus Mareykanka

Columbus-Wacaal Media Allaha u naxariistee Magaaladda Columbus ee dalka Mareykanka waxaa ku geeriyooday Sareeye Gaas Jeneraal Maxamed Xuseen Daa’uud (Xiirane) oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya. Jeneraal Maxamed Xuseen Daa’uud oo waa-yadii ugu damaysay ku xanuunsanayay halkaasi ayaa geeriyooday Maantay oo Jimce ah. Allaha u naxariistee Jeneral Xiirane […]

September 12, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Xaaji Ibraahim Macalin Mursal oo ku geeriyooday Enschede Netherland

Xaaji Ibraahim Macalin Mursal oo ku geeriyooday Enschede Netherland

Enschede-Wacaal Media Allaha u naxariistee waxaa dalka Holland ku geeriyooday Xaaji Ibraahim Macalin Mursal oo ahaa Gudoomiyihii Xisbiga HIIL QARAN. Xaaji Ibraahim oo in ka badan 40 sano kamid ahaa dadkii kasoo shaqeeyay Waxbarashada Soomaalida wuxuu Talaadadii ku geeriyooday Magaaladda Enschede. Xaajiga waxaa Salaadda Jinaasada lagu tukan doonaa Maalinimadda Jimcaha […]

September 11, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Geeridda Caaqil Axmed Sheekh Aaden oo laga Tacsiyeeyay

Minneapolis-Wacaal Media Allaha u Naxariistee waxaa Maalinimadii Isniinta Magaaladda Mineeapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Caaqil Axmed Sheekh Aaden Guud-Cad. Wax-garad iyo Cuqaal meelo kale gedisan jooga ayaa nasoo gaarsiiyay Fariimo ay kaga  tacisyaynayaan geerida ku timid Caaqil Axmed Sheekh Aaden, ehelkii, qaraabadii iyo Qoyskii uu ka geeriyoodayna waxaa ALLE […]

September 1, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Caaqil Axmed Sheekh Aaden oo ku geeriyooday Minneapolis

Minneapolis-Wacaal Media Allaha u Naxariistee waxaa Magaaladda Mineapolis ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Caaqil Axmed Sheekh Aaden. Dhamaan ehlada & Qaraabadda waxaa looga Tacsiyaynayaa geeridda Marxuumka, Isna eebbe waxaa loo beryayaa inuu Janadii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo. Marxuumku wuxuu kami ahaa Odoyaasha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.       […]

September 1, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Xildhibaanadda & Gudoonka Golaha Shacabka oo u Tacsiyeeyaynaya C/kariim Xaaji Cabdi (Buux)

Muqdisho-Wacaal Media Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ku xigeenadiisa  Jeeylaani Nuur Iikar & Mahad Cabdalla Cawad ayaa uga tacsiyeeyay geerida ku timid C/kariim Xaaji Cabdi (Buux) hooyadiis Faadumo Aw Xuseen Jabriil oo ku geeriyootay Magaaladda Jigjiga ee dalka Ethiopia. Sidaas oo kale waxaa tacsi taas lamid ah diraya […]

August 22, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

ALLAHA u Naxariistee Danjire Cabdisalaam Macalin Aaden Aw-Cali oo ku geeriyooday Dalka Talyaaniga

ALLAHA u Naxariistee Danjire Cabdisalaam Macalin Aaden Aw-Cali oo ku geeriyooday Dalka Talyaaniga

Rome-Wacaal Media Allaha u naxariistee waxaa Maantay dalka Talyaaniga ku geeriyooday Danjire Cabdisalaam Macallim Adam Aw-Cali oo Mudo dheer soo ahaa Safiir dowladda Soomaaliya uga soo noqday dalal ay kamid ahaayeen Yemen, Sacuudi Careebiya, Ciraaq iyo Jibuuti. Danjire Cabdisalaam ayaa waxaa uu ku geeriyooday da’da 73 Sano jir. Taariikh Nololeedkii […]

August 3, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Dahabo Cali Dacar oo ku geeriyootay Toronto Canada

Toronto- Tacsi: Dr Cabdicasiis Axmed Oday, Reer Axmed Oday iyo Cabdiraxmaan Axmed Yusuf  Waxaa looga tacsiyaynayaa geeeridii ku timid Hooyo Dahabo Cali Dacar oo ku geeriyootay magaaladda Toronto ee dalka Canada Isniintii (21 Luulyo 2014). Waxaa Tacsidaan Diraya: Maxamuud Xasan Axmed (Maamaale) Sahra Yusuf Nuur iyo Odaygeeda Wayrax Iiyo Caruurtooda […]

July 21, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe oo ku geeriyooday Buuhoodle

Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe oo ku geeriyooday Buuhoodle

Buuhoodle-Wacaal Media Allaha U naxariistee waxaa magaaladda Buuhoodle ku geeriyooday Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe oo kamid ahaa Isimadda Soomaaliyeed, Geerida Garaadka ayaa ahayd mid kusoo boodo ah mana uusan qabin wax xanuun ah oo uu dhulka la yaalay. Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe wuxuu kamid ahaa Garaaradda Maamulka Khaatumo, waxaana lagu […]

July 19, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Madaxweynaha FIFA oo tacsi ka diray geeridii ku timid kabtankii ugu horreeyey xulka qaranka Somalia Maxamed Khalaf Aaden Shangole

Madaxweynaha FIFA oo tacsi ka diray geeridii ku timid kabtankii ugu horreeyey xulka qaranka Somalia Maxamed Khalaf Aaden Shangole

Muqdisho-Wacaal Media Qoraal ka soo baxay madaxweynaha xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA,Mr.Joseph S.Blatter ayaa looga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee Allaha u naxariste kabtankii ugu horreeyey xulka Qaranka Soomaaliya,Maxamed Khalaf Aadan Shangole. Qoraalkan oo ahaa warqad furan ayaa S.Blatter waxaa uu soo garsiiyey guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya,Cali Saciid […]

July 11, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Madaxweynaha kubadda cagta qaarada Afrika Ciisa Xayatu oo ka tacsiyeyay geerida Kabtan Shangolo

Madaxweynaha kubadda cagta qaarada Afrika Ciisa Xayatu oo ka tacsiyeyay geerida Kabtan Shangolo

Cairo,Wacaal Media. Madaxweynaha kubadda cagta qaaradda Afrika Ciisa Xayaatuu ayaa bahda isboortiga Soomaliya iyo kan geeska Afrikaba uga tacsiyeeyay  geeridii ku timid Kabtankii ugu horeeyay ee xulka qaranka Soomaaliya Maxamed Khalaf  Aadan (Shangolo). Ciisa Xayaatu ayaa ku tilmaamay khabar naxdin leh warka shegaya geerida halyeey kabtan Shangolo, oo uu sheegay […]

July 10, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Buugga Tacsida ee Maxamed Khalaf Aaden Shoongale (Riix Halkaan)

Buugga Tacsida ee Maxamed Khalaf Aaden Shoongale (Riix Halkaan)

Muqdisho-Wacaal Media     Fariimaha Tacsidda ee Marxuum Maxamed Khalaf Aaden (Shoongalle)   Gudiga Olombikadda Soomaaliyeed, Bahda isboortiga, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Waxgarad ay kamid yihiin   Axmed Jamac iyo xaaskiisa Mahad Cabdiraxman iyo xaaskiisa Cabdifataax Axmed Jamac iyo xaaskiisa Maxamed Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa Sharmaarke Yusuf Xaraare iyo xaaskiisa Cabdifataax Yusuf Xaraare […]

July 9, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Taariikh nololeedkii AUN Maxamed Khalaf Aaden (Shoongale)

Taariikh nololeedkii AUN Maxamed Khalaf Aaden (Shoongale)

Muqdisho-Wacaal Media Waxaa magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aadan (Shoongole) oo ahaa Khabiir isboorti islamarkaana moqday kabtanii ugu horeeyay ee Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ah uu yeesho sanadii 1953-dii, iyadoo xiligaasi dadku ku ciyaari jireen caga-cadaan oo aysan aqoonin kabaha hadda la xirto. Shangole waxaa laga xasuustaa Fir-fircoonidii […]

July 8, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Maxamed Khalaf Aaden (Shoongole) oo ku geeriyooday Muqdisho

Maxamed Khalaf Aaden (Shoongole) oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho-Wacaal Media Allaha u naxariistee waxaa caawa (8 July) Ku geeriyooday magaaladda Muqdisho, Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo Taariikh dheer ku lahaa Sports-ka Soomaaliya. Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo waa yadii ugu dameeysay ku xanuunsanaa Cisbitaal ku yaala Magaaladda Muqdisho, wuxuu ahaa captain-kii ugu horeeyay ee uu yeesho xulka Qaranka Soomaaliyeed. […]

July 8, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Eheladdii uu ka geeriyooday Xaaji Maxamuud Faarax Waasac

Tacsi: Eheladdii uu ka geeriyooday Xaaji Maxamuud Faarax Waasac

Muqdisho, Wacaal Media Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Xaaji Maxamuud Faarax oo ku Magac dheeraa (Xaaji Waasac). Dhamaan eheladiisii waxaa eebbe looga beryayaa inuu Samir & Iimaan uu kasiiyo, Isagana uu Janadii Fardowso ahayd uu eebbe ka waraabiyo. ……………………………………Aamiin………………………………………………….   Wacaal Media-Xafiiska Wararka Muqdisho

June 12, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Saciid Xasan Cabdulle oo ku geeriyooday Migori Dalka Kenya

Tacsi: Saciid Xasan Cabdulle oo ku geeriyooday Migori Dalka Kenya

Migori-Wacaal Media 26-05-2014   TACSI: Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaha u naxariistee Waxaa magaaladda Migori ee dalka Kenya ku geeriyooday Saciid Xasan Cabdulle Samaysane. Reer Xasan Cabdulle Xuseen & dhamaan eheladda oo dhan waxaa looga tacsiyeeynayaan geerida ku timid Awoowe Saciid Xasan. Si khaas ahaaneed Reer Cabdikariim Sheekh-Cumar […]

May 26, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Caday Mursal oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho

Tacsi – Inaaa Lilaahi Wa Inaa Lilaahi Raajicuun,     Tacsi ayaa halkaan waxaa uu Mohamed Sheikh Abdisalaam (Madey) uga diraayaa: Asmo Sheikh Mohamed, Sharifo Sheikh Mohamed, Asli Sheikh Mohamed, Dr. Mohamud Sheikh Mohamed iyo dhamaan reer Mohamed Sheikh Dheere meel meelkasta oo dalka iyo dibada ka joogaan oo hoyadood […]

March 31, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Gudoomiyihii gudigii qoray Farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali oo Geeriyooday

Gudoomiyihii gudigii qoray Farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali oo Geeriyooday

Muqdisho, Wacaal Media Allaha U naxariistee waxaa maantay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Shariif Salaax Maxamed Cali oo ahaan jiray Gudoomiyihii Gudigii qoray Farta Soomaaliga. Shariif Saalax Maxamed Cali oo ahaa Diblomaansi muddo dheer soo shaqeeyay isla mar ahaan taasna ahaa Siyaasi ruug cadaa ah waxaa geeridiisa xaqiijiyay Cabdi Xaaji Goobdoon […]

March 21, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Maryan Xaaji Diiriye oo ku geeriyootay Magaaladda Qaahira

Tacsi: Maryan Xaaji Diiriye oo ku geeriyootay Magaaladda Qaahira

Cairo, Wacaal Media Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun: Tacsi ku socota Reer Xaaji Diiriye Xirsi Dhuko: Dhamaan Reer Xaaji Diiriye Xirsi Dhuko waxaa looga tacsiyeeynayaa geeridii ku timid Maryan Xaaji Diiriye Xirsi oo ku geeriyootay Xalay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Waxaa Marxuumadda eebbe looga tuugayaa inuu ka waraabiyo […]

February 17, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Cali-Saciid Jaamac Dheere oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Tacsi: Cali-Saciid Jaamac Dheere oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Muqdisho, Wacaal Media Allaha u naxariistee waxaa loo tacsiyeeynayaa qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Cali-Saciid Jaamac Dheere oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Dhamaan reer Jaamac Dheere iyo Caruurtii uu ka geeriyooday Marxuumka ayaa waxaa eebbe looga beryeyaa inuu samir iyo iimaan uu ka siiyo isagana uu Janadii Fardowso ahayd […]

February 11, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Jaaliyadda Australia oo ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Abuukaate Cabdicasiis Nuur Xirsi

Tacsi: Jaaliyadda Australia oo ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Abuukaate Cabdicasiis Nuur Xirsi

Austaralia, Wacaal Media Dhamaan Jaaliyadda Beesha Awrtable ee ku dhaqan dalka Australia waxay tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaan qoyskii iyo ehlkii uu ka geeriyooday Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo 29-kii bishaan ku geeriyooday Magaaladda Boston ee dalka Mareykanka. Waxaa Tacsidaan diraya . Dr Axmed Jaamac Caloolay iyo Xaasikiisa Cabdifataax Axmed Jaamac […]

February 1, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Jaaliyadda Awrtable ee Minneapolis oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka geeriyooday Dr Cabdicasis Nuur Xirsi

Jaaliyadda Awrtable ee Minneapolis oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka geeriyooday Dr Cabdicasis Nuur Xirsi

Minneapolis, Wacaal Media Tacsidan waxaa diraya qaar ka mid ah jaaliyada beesha Yusuf Darood (Awrtable) ee ku nool gobolka Magaalada Minneaplios ee Gobol Minnesota ee dalka Mareykanka.Waxayna iyagoo aad uga murugeysan ay tacsi u dirayaan dhamaan ummadda Somaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Marxuum Dr. Abdizii Nuur […]

February 1, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Eebe ha u naxariistee waxaa geeriyooday Ra’iisul wasaarihii labaad ee Somaliya marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Eebe ha u naxariistee waxaa geeriyooday Ra’iisul wasaarihii labaad ee Somaliya marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

MN, Wacaal Media Eebe ha uu naxariistee waxaa xilli dhow oo maantay ah magaalada Menisotta ee cariga maraykanka ku geeriyooday Ra’iisul Wasarihii hore ee Soomaliye Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. Marxuun Cabdirisaaq Xaaji Xussein Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacyo 1924-tii waxaana uu 1943-dii u wareegay koonfurta Soomaliya xiligaas oo uu […]

February 1, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Jen Maxamed Abshir oo ka tacsiyeeyay geerida Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Boston

Tacsi: Jen Maxamed Abshir oo ka tacsiyeeyay geerida Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Boston

Jiddah, Wacaal Media Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Cabdulcasiis Nuur Xirsi  waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.Aammiin Janan Maxammad Abshir […]

January 31, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Danjire Cabdulqaadir Shiikhay oo Tacsi u diraya Qunsulka Somalia ee Imaaraadka Cumar C/casis Nuur Xirsi

Danjire Cabdulqaadir Shiikhay oo Tacsi u diraya Qunsulka Somalia ee Imaaraadka Cumar C/casis Nuur Xirsi

Dubai, Wacaal Media             Wacaal Media Wacaalmedia@hotmail.com

January 30, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Jaaliyada Somaliyed ee Minnesota oo ka tacsiyeyay geeridii ku timid marxum Dr Cabdicasis Nur Xirsi

MN, USA Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnesota ee cariga Maraykanka ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid marxuum Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo shalay ku geeriyooday magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Wacaalmedia@hotmail.com

January 30, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Cabdiweli Cali Gaas: Avv Cabdicasiis Nuur Xirsi wuxu ahaa nin nagu weyn

Cabdiweli Cali Gaas: Avv Cabdicasiis Nuur Xirsi wuxu ahaa nin nagu weyn

Garoowe, Wacaal Media Khamiis, Garowe, 28, 01, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi ka direy geerida Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mida ahaa odayaashii Puntland wax ka dhisay islamarkaasina horey xilal kala duwan uga soo qabtay Somalia. Shir ayuu Madaxweynuhu saxaafada ugu qabtay […]

January 30, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Magaalada Boston

Tacsi: Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday Magaalada Boston

Nairobi, Wacaal Media Allaha u Naxariistee waxaa magaalada Boston ku geeriyooday Siyaasigii weynaa ee Cabdicasiis Nuur Xirsi. Cabdicasiis Nuur Xirsi oo xilal kala gadisan kasoo qabtay Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa tacsi loo dirayaa qoyskii, ehelkii iyo qarabaadii uu ka geeriyooday. Waxaa Tacsidaan Diraya Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf Suldaan Maxamed Axmed […]

January 30, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Siyaasi Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday magaalada Boston

Siyaasi Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ku geeriyooday magaalada Boston

Boston, Wacaal Media Innaa Lilaahi Waa Inaa Ilahayhi Raajicuun. Allaha u Naxariistee waxaa magaalada Boston ee dalka Mareykanka ku geeriyooday maantay Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ahaa Siyaasi mudo dheer kusoo dhex jiray Siyaasadda Soomaaliya ahaana ruug cadaa siyaasadeed. Allaha U naxariistee Dr Cabdicasiis Nuur Xirsi wuxuu soo noqday Xildhibaan […]

January 30, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Dr Cabdiraxmaan Maxamed oo ku geeriyooday Saudi Arabia

Tacsi: Dr Cabdiraxmaan Maxamed oo ku geeriyooday Saudi Arabia

Muqdisho, Wacaal Media Tacsi Tiiraanyo leh   Aabbe Maxamed Xasan (Dhagaweyne) Dr Saadaq Yuusuf Khasaaro Cabdilaahi Maxamed Xasan (Black) Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Cabiraxmaan Tuur) iyo Xaaskiisa Xabiibo Maxamuud Barkhadle   Cabdicasiis Maxamed Xasan Cali Maxamed Xasan (Makumbe) Sahro Maxamed Xasan Xaawo Maxamed Xasan Canab Maxamed Xasan   Cabadirisaaq Maxamed Xasan Cabdisamad Maxamed […]

January 16, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Eebe ha u naxariistee Taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise oo maanaty dalka Jabuuti ku geeriyooday

Eebe ha u naxariistee Taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise oo maanaty dalka Jabuuti ku geeriyooday

London, Wacaal Media.  Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun, (إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Eebe ha raxmee waxaa maantay dalka Jabuuti ku geeriyooday Qoraa sare Aw Jaamac Cumar Ciise oo ahaa shakhsi si weyn Soomalidu u taqaan, Aw Jaamac oo ahaa qoraa iyo suugaan yahay waxaa uu kamid ahaa raggii qoray […]

January 6, 2014 | Posted in Tacsi| Read More »

Allaha u naxariistee Cabdulaahi Maxamed Mirre oo ahaan jiray Wasiirkii Waxbarashada Soomaaliya oo ku geeriyooday Washington

Allaha u naxariistee Cabdulaahi Maxamed Mirre oo ahaan jiray Wasiirkii Waxbarashada Soomaaliya oo ku geeriyooday Washington

Minneapolis, Wacaal Media Allaha U naxariistee waxaa habeenimadii Xalay magaalada Washington ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Marxuum Cabdulaahi Maxamed Mirrre oo muddo dheer soo ahaa Wasiirkii Waxbarashadda ee dowladii dhexe ee Soomaaliya. Cabdulaahi Maxamed Mirre ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa nin aqoon yahan ah isla mar ahaan taasna xiligii […]

November 30, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Eebe ha u naxariistee waxaa magaalada Hargaysa ku geeriyooday Danjire Axmed Maxamed Qaybe

Eebe ha u naxariistee waxaa magaalada Hargaysa ku geeriyooday Danjire Axmed Maxamed Qaybe

Garoowe, Wacaal Media Eebe ha u naxariistee waxaa maantay magaalada Hargaysa ku geeriyooday wasiirkii hore ee arimaha dibada Soomaliya sidookalane soo noqday gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Soomaliland Danjire Axmed Maxaed oo ku magac dheeraa (Qaybe). Danjire Qaybe wuxuu kamid ahaa ragga ugu caansan siyaasiyiinta Soomalida, waxuuna ku dhashay magaalada Cadan […]

November 26, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Marxuum Maxamed-Saciid Faarax Aw Cumar oo caawa ku geeriyooday degmadda Burtinle

Tacsi: Marxuum Maxamed-Saciid Faarax Aw Cumar oo caawa ku geeriyooday degmadda Burtinle

Burtinle, Wacaal Media Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun, Dhamaan ehelada, Qaraabada iyo Asxaabtu waxay Tacsi u dirayaan ehelkii uu ka geeriyooday Maxamed-Saciid Faarax Aw Cumar oo caawa ku geeriyooday Degmadda Burtinle ee Gobolka Nugaal. Waxaanu eebbe uga beryeynaa inuu janadii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo ehelkii iyo qoyskii uu […]

October 4, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Eebe ha u naxariiste waxaa caawa magalada Oslo ku geeriyoday nabadon C/risaq Bile (Dhuubane)

Tacsi: Eebe ha u naxariiste waxaa caawa magalada Oslo ku geeriyoday nabadon C/risaq Bile (Dhuubane)

Oslo, Wacaal Media إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Eebe ha u naxariistee waxaa caawa Cisbitaal kuyaala magaalada Oslo ee dalka Norway ku geeriyooday Nabadoon C/risaaq Bile Ciise oo ku magac dheeraa nabadoon Dhuubane ahaana oday si wayn looga yaqaan Norway. Marxuumka oo mudooyinkii ugu dambaysay xanuunsanayay ayaa ahaa nin caan ku […]

September 15, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Marxuum Xuseen Samatar oo goor dhawayd lagu aasay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Marxuum Xuseen Samatar oo goor dhawayd lagu aasay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Meannapolis, Wacaal Media Allaha U naxariistee waxaa goor dhawayd magaalada Meanapolis ee dalka Mareykanka lagu aasay Xuseen Samtar Garabyare oo ahaa nin u dhaq dhaqaaqa mujtamaca Soomaalida ee halkaasi ku dhaqan, Xuseen ayaa maalinimadii shalay wuxuu u geeriyooday xanuun mudooyinkaan dame hayey oo lagu sheegay cancerka dhuux ku dhaca. Allaha […]

August 26, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Xuseen Samatar oo maantay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

Tacsi: Xuseen Samatar oo maantay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

MN Wacaal Media Eebe ha unaxariistee waxaa maantay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka Xuseen Samatar (Garab-yare) oo madax ka ahaa Xarunta Horumarinta Afrika ee   African Development Center. Marxuunka oo kamid ahaa xubnaha firfircoon ee ka shaqeeya horumarka bulshada Soomaiyeeda ee cariga Maraykanka gaar ahaan gobolka […]

August 25, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

TACSI: Nabadoon Ciise Maxamed Maxamuud (Ciise Dhegay ) oo ku geeriyooday Magaalada Garoowe

TACSI: Nabadoon Ciise Maxamed Maxamuud (Ciise Dhegay ) oo ku geeriyooday Magaalada Garoowe

Garoowe, Wacaal Media Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun. Allaha U naxariistee waxaa saakay magaalada Garoowe ku geeriyooday Nabadoon Ciise Maxamuud Maxamed (Ciise Dhegay), dhamaan eheladda qaraabada iyo qoyska oo dhami waxay ka tacsiyeynayaan geerida ku timid Nabadoonka. Dadka Tacsida diraya:. Suldaan Maxamed Axmed CabdulleNabadoon Maxamed Xaaji MaxamuudNabadoon Cabdikhaliif Maxamed […]

August 19, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Ra’iisul Wasare Saacid oo ka tacsiyeyay geerida Cisman Caato

Ra’iisul Wasare Saacid oo ka tacsiyeyay geerida Cisman Caato

Ra’iisul Wasaaraha oo shacabka uga tacsiyadeeyey geerida Cismaan Caato   Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun   Muqdisho August 6, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Xasan Cali […]

August 6, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Siyaasiga Cismaan Xassan Cali Caato oo Muqdisho ku geeriyoday mantay

Siyaasiga Cismaan Xassan Cali Caato oo Muqdisho ku geeriyoday mantay

Wacaal Media Network Allaha u naxariistee waxaa maantay magaalada Muqdisho ku geriyooday Siyaasi Cismaan Xasan Cali Caato. Cismaan Caato oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlaaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu  ahaa nin ganacsade ah ka hor inta uusan kamid noqon  hogaamiye kooxeedyadii mudo dalka ka jiray, Waxuuna sidookale ahaa  siyaasi kamid […]

August 5, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Marxuum Cali Hayaan oo kamid ahaa dadkii doowrka ka qaatay Tacliinta Soomaaliya ayaa lagu aasay Garowe

Marxuum Cali Hayaan oo kamid ahaa dadkii doowrka ka qaatay Tacliinta Soomaaliya ayaa lagu aasay Garowe

Garoowe, Wacaal Media Allaha u naxariistee waxaa magaalada Garoowe ku geeriyooday laguna aasay maantay  Marxuum Cali Maxamed Cabdiraxmaan oo loo yaqaanay Cali Hayaan kana mid ahaa dadkii sida doorka ah uga qayb qaatay Tacliinta Soomaaliya. Cali Hayaan ayaa waayadii lasoo dhaafay wuxuu ku xanuunsanayey magaalada Garowe, waxaana ugu damayntii uu […]

July 11, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Wasaaradda arimaha dibadda oo ka hadashay Geeridii Amb Sayid Xasan Shariif (Warsaxaafadeed)

Wasaaradda arimaha dibadda oo ka hadashay Geeridii Amb Sayid Xasan Shariif (Warsaxaafadeed)

Muqdisho, Wacaal Media Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay tacsi u direysaa eheladda ,qaraabada,asxaabta iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allah u naxariistee Marxuum Ambassador Sayid Xasan Shariif Cabdullaahi oo ahaa danjiraha Soomaaliya ee wadanka South Africa oo maanta Arbaco ah ,kuna beegan 10 July 2013 ku geeriyooday […]

July 10, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo ka hadlay Geeridii Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Koonfur Africa

Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo ka hadlay Geeridii Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Koonfur Africa

Muqdisho, Wacaal Media Innaa lillaahi Wa innaa illaahi raajicuun Tacsi Qaran Aniga oo ku hadlaya magaca Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax shirdoon (Saacid) iyo dhamaamba Xukuumadda waxaan maanta tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed, geeridii ku timid Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Koofurta Afrika Marxuum […]

July 10, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Wariye Liiban Qaran oo Gaalkacyo Lagu Aasay (Daawo Sawiro)

Wariye Liiban Qaran oo Gaalkacyo Lagu Aasay (Daawo Sawiro)

Gaalkacyo, Wacaal Media  Alle ha u naxariiste waxaa maanta lagu aasay qabuuraha bari ee magaalada Galkacyo wariye Liibaan C/laahi Faarax (Libaan Qaran) oo xalay kooxo hubaysan ay dileen xili uu socday gurigiisa oo ku yaala xadka labada maamul ee Puntland iyo Galmudug. Waxaana maanta aaska marxuumka ka qayb galay masuuliyiin […]

July 8, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

War Hadda ah: Wariye Liibaan Qaran oo Gaalkacyo lagu dilay

War Hadda ah: Wariye Liibaan Qaran oo Gaalkacyo lagu dilay

Eebe Ha u naxariistee waxaa caawa magaalada Galaakcayo lagu dilay wariye liibaan Cabdilaahi Faarax ( liibaan qaran ) oo kamid ahaa wariyaasha ka howlgalijiray magaalada Gaalkacyo, lama sheegin cidda dishay wariyaha haybtooda. Wariye Liibaan oo ahaa suxufi siwayn looga yaqaano gobolka mudug ayaa waxuu ka tirsanaa Idaacadda SBC iyo shaqaalaha […]

July 7, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Cabdisalaam Cali Barre oo ku geeriyooday Gaalkacyo

Gaalkacyo, Wacaal Media Tacsi: Cabdisalaam Cali Barre oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Dadka Tacsida Diraya:. Axmed Geftin Yusuf Cabdiraxmaan Aaden Dheere Axmed Sheekh Faarax Shiine Ciise Muuse Maxamed Cabdikariim Cali-Daahir Yusuf Garre Maxamuud Axmed Xasan (Maamaale) Maxamed Xasan Kulmiye Iyo dhamaan ehelada iyo qaraabada oo dhan waxay Tacsi u dirayaan […]

July 3, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Maryan Cali Muudeey oo ahayd Macalimad iyo Fanaanad ayaa ku geeriyootay dalka Britain

Tacsi: Maryan Cali Muudeey oo ahayd Macalimad iyo Fanaanad ayaa ku geeriyootay dalka Britain

London, Wacaal Media Network Waxaa galabtay magaalada London ee dalka Britain ku geeriyootay Fanaanad Maryan Cali Muudey oo kamid ahayd fanaaniintii qaranka Soomaaliyeed, isla mar ahaan taasna ahayd Macalimad aad looga yaqaanay berisamaadkii wadanka Soomaaliya. Allaha u naxariistee Maryan Cali Muudeey heesaha ay qaaday oo dhanka tacliinta ah ayaa waxaa […]

June 27, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Muxamed Qani oo ka tacsi ka diraya Geerida ku timid Boqor Cabdulaahi

Ugaaska beesha Absame Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Muxumed Qani ayaa ka tacsiyeynaya geerida Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse. Ugaas Cabdiraxmaan ayaa alle uga beryeyaa Marxuum Boqor Cabdulaahi inuu janadii fardowso ahayd uu ka waraabiyo guud ahaan intii uu Boqorka u ahaana uu samir iyo iimaan uu ka siiyo, si khaas ahaaneed wuxuu […]

June 26, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Boqor Cabdulaahi King Kong

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Boqor Cabdulaahi King Kong

Inaa Lilaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun Islaan Bashiir waxaa uu Ummada Soomaaliyeed uu uga tacsiyeeyay geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo ahaa Isin si weyn looga yaqaan guud ahaan Soomaaliya, ahaana Isin ummada Soomaaliyeed ay u hayeen xurmo iyo sharaf. “Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, waxaan ka […]

June 26, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Guddoomiye Jawaari “Boqor C/laahi Boqor Muuse Waa Shaqsi Caan Ku Ahaa Raadinta Nabadda iyo Xalka Shacbiga Soomaaliyeed”

Guddoomiye Jawaari “Boqor C/laahi Boqor Muuse Waa Shaqsi Caan Ku Ahaa Raadinta Nabadda iyo Xalka Shacbiga Soomaaliyeed”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Boqor C/laahi Boqor Muuse (King Kong) oo ku geeriyooday dalka Finland. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN waxaan ugu horeyn doonayaa […]

June 25, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh “Boqor King Kong Nabadeyn ayaa lagu xasuusan doonaa” War Saxaafadeed

Muqdisho 24 May 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eheladii, Qaraabadii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Rabbi ha u naxaristee Marxuum Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (King-Kong) oo maanta ku geeriyoodey Dalka Filand. Madaxweynahu Waxuu sheegay in Boqor Cabdullaahi […]

June 24, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »

Tacsi: Ra’iisul Wasaare Saacid oo ka Tacsiyeeyey Geeridii ku Timid Boqor Cabdullahi Boqor Muuse

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga dirayaa qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Salaadiinta Soomaaliyeed isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo galabta […]

June 24, 2013 | Posted in Tacsi| Read More »